Dhegeyso:Madaxweynaha Dowlada Federaalka Xasan Sheekh oo Ka Hadley Hadalkii Kasoo Yeerey Golaha Culimada

0
27

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay Eedeynta Hay’ada culimada Soomaaliyeed ay u jeediyeen Xukuumada ee ku aadan sharciga Siyaasada Haweenka oo ay meel mariyeen golaha Wasiirada Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Dowlada Soomaaliya aysan marnaba ogolaan doonin sharci ka soo horjeeda diinta Islaamka.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Xasan Sheekh