Daawo Warbixin Murugo leh oo ay VOA kasoo Diyaarisey Degmada Marka

0
50

Idaacada Voa oo fadhigeedu yahay magalada washigton ayaa waxaa ay warbixin dhinacyo badan taabaneyso kasoo diyaarisey dhibaatooyinka ka jira degmada marka oo sanadahan how u noqotey dagaalo aan dhamaad laheyn dad badana ay ku dhinteen.