Dhegeyso Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo Sheegey Wadanka Dib u Dhiciisa Iney Masuul Ka Yihiin Xildhibaanada Baarlamaanka

0
44

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo Wareysi siiyay warbaahinta magalada muqdisho ayaa sheegay in Dalka uusan ka fashilmin,Madaxtooyada ama xafiiska Ra’isalwasaaraha Soomaaliya ,hase yeeshee ay Dowladda Soomaaliya ka fashilantay Baarlamaanka.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan MObil