Daawo Qar Ka Tirsan Maamulka Shariif Xasan iyo Xildhibaano Booqdey Goobtii Ay Itoobiyaanka Ku Xasuuqeen Odayaasha

0
29

Qaar ka tirsan maamulka Shariif Xasan, Odayaal iyo xildhibaan ka tirsan dowlada federaalka ayaa booqdey deegaanka wardiile ee gobolka baay taasoo ah  goobtii ay ciidamada itoobiyaanka ku xasuuqeen odayaasha bira magayetada ah taasoo ilaa iyo hada maamulka shariif xasan iyo weliba xildhibaanada kasoo jeeda deegaanadaas aysan sidii la rabey uga hadlin.