Dhegeyso;Danjiraha Ururu Gobaleedka IGAD, Maxamed Cabdi Afeey oo Ka Hadley Safarka Uu Ku Tegey Gobolka Bakool

0
39

Magaalada Ceel-Barde ee gobolka Bakool waxaa maalin ka hor gaaray Wafdi ka socda dowladda federaalka Soomaaliya, urur goboleedka IGAD iyo sidoo kale Siyaasiyiin Xilal kala duwan hore uga soo qabtay Soomaaliya.

Danjiraha Ururu Gobaleedka IGAD, Maxamed Cabdi Afeey oo arimahaasi ka hadley hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.

Maxamed afeey