daafeet.com
Dhegeyso;Danjiraha Ururu Gobaleedka IGAD, Maxamed Cabdi Afeey oo Ka Hadley Safarka Uu Ku Tegey Gobolka Bakool
Magaalada Ceel-Barde ee gobolka Bakool waxaa maalin ka hor gaaray Wafdi ka socda dowladda federaalka Soomaaliya, urur goboleedka IGAD iyo sidoo kale Siyaasiyiin Xilal kala duwan hore uga soo qabtay…