Dhegeyso Xildhibaan Prof Maxamed Cumar Dalxa oo Si Adag Uga Hadley Go,aankii Uu Madaxweynaha Shaley Qaatey

0
41

Xildhibaan Prof Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay go’aanka Madaxweyne Xasan Sheekh uu shalay qaatay.

Mudane Dalxa ayaa hoosta ka xariiqay in sharci darro weliba wax fajiciso ah oo aan horay loo arag ku tilmaamay go’aankaas.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Prof Maxamed Cumar Dalxa

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Prof Maxamed Cumar Dalxa Mobil