Dhegeyso Wakiilka Qaramada Midoobey u Qaabilsan Somaliya oo Soo Dhaweeyey Go,aankii Madaxweynaha

0
29

Wakiilka qaramada midoobe u qaabilsan arimaha somaliya Michal Keating oo la hadley idaacada VOA ayaa soo dhaweeyey go,aankii uu shaley qaatey madaxweynada dowlada federaalka somaliya, Walow inta bada dadka ay ku fasireen go,aano qornaa oo ay kolkii horaba madaxweynaha usoo dhiibeen.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Cod Meachel-Keating

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cod Meachel-Keating Mobil