Monthly Archives: April, 2016

Browse our exclusive articles!

Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Farqiga u Dhexeeye 1982 iyo 2016

Amiin camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir ka turjumaya farqiga u dhexeeyey somaliya sidey aheyd 1982 iyo sida ay maanta tahay,...

Amisom oo Sheegtey Iney Sarkaal Ka Tirsan Alshabab Ku Dileen Janaale

AMISOM ayaa ku sheegay bayaan ay soo saareen maanta in Sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-shabaab lagu dilay howlgal ay si wadajir xalay u...

Dhegeyso: Maamulka Dekeda Berbara oo Loogu Yaboohey Dalka Itoobiya

Kulan looga hadlayey maamulida dekeda berbera ayaa maalmahanba waxaa uu ka socdey magalada Adis Ababa ee dalka itoobiya halkaasoo ay somaliland iyo itoobiya ku...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Sheegey In Dowlada Ay Bilowdey Dagaalo Ka Dhan Ah Alshabab

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay sheegay inuu billowday duullaan looga horjeedo Al-shabaab, kaaso uu sheegay inay wadaan ciidamada xoogga Somalia iyo kuwa...

Dhegeyso:-Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Federaalka oo Sheegey Iney Adag Tahay Sidii Loola Macmiloon Lahaa Alshabab

Wasiirka warfaafinta dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa waxa uu ka hadlay ficilada ay sameynayaan ururka Al-shabaab wuxuuna ku sheegey iney yihiin...

Popular

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Subscribe

spot_imgspot_img