Dhegayso…Madaxtooyada Maamul Shariif Xasan ee Magaalada Baydhaba oo maanta lagu dhaariyay tiro xildhibaano ah

0
31

dhaarMadaxtooyada Maamul Shariif Xasan ee Magaalada Baydhaba ayaa maanta waxaa lagu dhaariyay Xildhibaano uu yeesho Maamulkiisa.
Tirada Xildhibaanada Baarlamaanka Shariif Xasan ee maanta la dhaariyay ayaa waxa ay gaarayaan 89 Xildhibaan, laakiin weli waxaa dhiman Xildhibaano kale sida ay goobta ka sheegeen qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ee ku mashquulsanaa soo xulista Xildhibaanada.

 

Halkan ka dhegaysoUnknown Album