War Deg Deg Ah Qarax Goor Dhaweyd Lala Beegsaday Hotel SYL Ee Magalada Muqdisho

0
118

breaking nWaxaa goordhow Qarax xoogan laga maqlay agagaarka xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho,waxaana qaraxa ka dib la maqlayaa rasaas ay ridayaan Ciidamo ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Waxaa la ogeyn nuuca Qaraxa uu yahay iyo waliba halka sida rasmiga ah lala beegsaday,laakiin waxaa la arkayay qiic iyo uur ka baxeysay Qaraxa ka dib agagaarka Hotel SYL oo dhawaan lagu qabtay Shirkii wasiirada urur goboleedka IGAD halkaasi oo amaankeeda si aad ah loo ilaalinayay.

Sidoo kale,lama sheegi karo qasaaraha la dhashay qaraxa,inkastoo la maqlayo dhawaqa gawaarida gurmadka deg deg ah oo gaaraya goobta ay wax ka dhaceen.