War Deg Deg Ah:- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Madoobe Nuunow Maxamed oo Maanta ka Duuley Garoonka Adan Cade

0
132

breaking nMadaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed oo beryahan ku sugnaa magalada muqdisho ayaa kol dhaweyd ka duuley magalada muqdisho isaga oo kusii jeeda magalada baydhabo halkaas oo ey ku sugayaan daweyne aad u fara badan iyo odayaasha guurtada.

Saafarka madaxweynaha ayaa ku sabaabsanaa xal u helida xiriirka ka dhexeeya xukuumada federalka somaliya ee fadhigeedu yahay magalada muqdisho iyo dowlad goboleedka kaasoo aan ku dhamaan sidii la fiyaaley balse uu madaxweynaha iyo odayaasha ey isla garteen in gudi sii wada wadahadalada  looga soo tago magalada muqdisho.

 

 

Daafeet.Com