War deg Deg Ah:- Diyaaradii uu la socdey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Kol Dhow Caga Dhigatey Garoonka Shaati Gaduud ee Magalada Baydhaba

5
123

breaking nWaxaa kol dhow soo caga dhigatey garoonka Shaati gaduud ee magalada baydhaba diyaarad uu la socdey madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya Mudane madoobe nuunow maxamed.

Wefdiga oo dhowr isbuuc ku maqnaa magalada muqdihso ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee shaati gaduud kusoo dhaweeyey odayaasha golaha guurtiga ee dowlad goboleedka koonfur galbeed iyo shacabka ku dhaqan magalada baydhabo.

Safarka ayaa waxaa uu ahaa safarkii ugu horeysey ee uu madaxweynaha dowlad goboleedka ku tago magaada muqdisho tan iyo kolkii loo doortey xilka madaxweynenimo ee dowlad goboleedka koonfur galbeed.

 
Daafeet.Com

5 COMMENTS

  1. Hogal hoorty haanga liking sugaayey

    hadhowaaw,haky dhowaaw haruub wang e , hangshab I hambalquuying , methane mathwiini,,,,,,,,,,,,

  2. Masha-Allah waxaan guul iyo horumar u rajeyneynaa Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed (6)iyo guusha uu u soo hooyey Madaxweyne Nuunow oo ah siyaasi Rug Cadaa oo geesi ah. KG6 waxaa ku heshiiyeen dhamaan shacka lixda gobol ee maha mid laba walaalo dhinac keliya ka ah soo dhoodhoobeen. Ku soo dhoow Madaxwynow Baydhabo. Cadowga gaar ahaan BaydhaboNews iyo jareerka Amaandhooreey ha dhaco

  3. Waa Yaab Aflagaadada Waxaa Ka Fiican Qofka Wuxuu Yahay Inla,Ogaado Waxaad Tihiin Waad OGtihiin Inaad Geyiyiga Somaali Aaad Ka,Tihiin Adoomo Wada Sheegad Ah Qaarna Daarood Ku,Abtirsada Qaarna Dir Iyo Hawiye Aysan Jirin Dad Ku Kalsoon D/Mirifle Markaad aad Dhex Joogtaag Umadda Kale Amaandhooreyna waa Layaqaanaa Wuxuu Yahay Mahan Noociina Muxuu Kaleeyahay Masha,Allh Muxuu soo Qabtey Nuunow Haraaco Shariifka Taas Ayaa Dano Ugu Jirta.

  4. Cadalad, Midnimo, Guuliyo Nabad waarta Allah ha siiyo Deganada,Dowlada iyo Shacab Weynaha Reer Kofur Galbeed iyo Dhamaan Somali Nabad Jecel Amin.

Comments are closed.