Dhegeyso: Maxamed Xasan Xaad oo ka Waramey Safarka ey ku Marayaan Somaliland

1
105

xaad1Waxaa beryahan booqana Somaliland odoyaal dhaqameed ka badan afartan oo ka socda dhinaca koonfurta Soomaaliya.

Si wax looga ogaada waxa uu ku saabsan yahay safarkooda ayaa maanta waxaa ey bbc wareysi la yeelatey gudoomiyaha gudigaas odayaasha ah Maxamed xasan Xaad wareysigoodana sidan ayuu u dhacay.

 

maxamed xaad

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada

 

maxamed xaad mobil

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. dadka somaaliyeed ma kala qoqobna ee awalba waa isu socdeen laakiin dhanka siyaasiinta dhaqanka iyo dhamaan wadaaga nolosha ayaa ahayd mid lagu kala tagay
    ee wada noolaanshaha dadnimo cidi isuma hayso dhanka Somaliland waana jiraan dhinacyo kale oo somaali ah oo ayagu uun inay noolaadaan raba
    talo>
    1. koonfurta somaliya waa in afar dowladood laga dhigaa
    2. odoyaasha ka socda koonfurta waa in la ga maamulaa hada ka dib Somaliland
    3. afartaa dawladood ee konfurta haloo sameeyo aan talada ku soo jeediyay waa in madaw looga dhigaa odayaasha somalalind
    in kastoo dad qiimo leh oo Somaliland ka soo jeeda ay hore u nabadeeyeen muqdisho sida ina talan iyo ragkale laakiin aad disheen oo muqdisho lagu dilay
    hadii aad imika dowlada la idiin sameeyay ku fashil mataan waa idiin shamaatay ee taa talada ku darsada
    Africa ayaa calanka la idiinku dhiibayaaa

    ee taa ogaada
    calanka in qaramada midoobe ay laalaabto oo meel iska dhigto ka dibna calan caalan la idiin sameeyo.
    taladaa hada dhagaha ku rida ogaadana in somaliya konfur ay sidaa ku hagaagayso
    la soco

Comments are closed.