Xaafada islii ee magaalada nairobi ee xarunta dalka kenya shaley waxaa ka dhacay waxaan horay loo arag loona maqlin ka dib markii la jajabiyey xarumo ganacsi oo camiran iyo gaadiid.
Howgalo burburin goobaha ganacsiga ayaa saaka xili hore oo jimaca ah ka bilowday xaafada islii taasi oo ay ka argagaxeen dadka ganacsatada ah.
Daafeet.Com
Horay aa loo yiri Dal aan Dalkaaga ahayn Dareen ku Joog. iyadoo Taas la ogyahay ayaa soomaalida si miir lacaan ay xantidooda u geliyeen Kenya in tan imaneyso ma fileyn . xada wixii dhacay waa dheceen ee xada wali Daba Qabasho ayey Leedahay ee soomaaliyeey ka soo baxsada Xoolihiina iyo naftiina dalka Kenya Hadii kale midan mid ka daran ayaad la kulmi Doontaan waa dad aan xalaal iyo xaaraan u kala Baxsaneeyn oo awaan ah
Comments are closed.