Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya Dr. Cali C/laahi Isaaq ayaa ka warbixiyey socdaalka iyo kulada ey la yeelanayaan dowlada federalka somaliya wasiirka ayaa waxaa uu sheegey in ey meel sare u mareyso kulamadoodii.
Daafeet.Com