Warbaahinka koonfur galbeed somaaliya ayaa waxaa ey u suura gashey in ey wareysi xasaasi ah la yeelato Dr Faysal Cali Waraabe oo ah hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ee somaliland UCID, Wareysiga ayaa diirada lagu saarey arimo badan oo ey ka mid yihiin guud ahaan soomaliya gaar ahaan somaliland.
Wareysiga aad aykeysaan waa in yar oo hor dhac ah wareysiga intiisa kale sida ugu dhaqsiyaha badan ayaan idiinkugu soo gudbin doonaa haduu alaha awooda leh yiraahdo.
Daafeet.Com