Reysulwasaaraha xukuumada federalka somaliya C/weli Shiikh Axmed Maxamed ayaa waxa uu been abuur ku tilmaamay wararka sheegaya in Hal beel uu kula kulmay Gobolka Shabellaha Hoose.
C/weli Shiikh ayaa sheegay inay wadaan qorshe si deg deg ah Gobolka Shabellaha Hoose loogu geynayo ciidamo Boolis iyo Nabad Sugid ah oo Nabad Gelyada sugi doona.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada
Daafeet.Com