Dhegeyso: Madaxweynaha Xukuumada Federlka oo ka hadley Lacago ey ugu Deeqeen Dowlada Caalamka

1
105

Madaxweyne-Xasan-150x150Madaxweyanaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka hadley ballan qaadyo lacageed oo ay Beesha Caalamka dowlada dhowr mar ugu deeqeen dalka somaliya oo aan wali la fulin.

Madaxweynaha ayaa sababta fulin la’aanta lacagaahsi ku micneeyey in dowlada iyo waddamada lacagaha ku yaboohay ay wadeen wixii hadda ka horeeyey qaabkii loo mareyn lahaa lacagahaasi.

 

xasan sheekh

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada

 

xasan sheekh mobil

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. xasanow lacag kasto Lahelo ma noqon Dontaa mid lagu baaxi Boxo? jiwaabta waa labo
    hadii si fiican Daacadnimo baiaadaniku muslinimo loo maamulo wax wey Tarey oo wax badan ayey Khaban kartaa oo muuqda Balse sidaas mala yeeli doonaa
    soomaaliya adiga iyo intii kaa horeyseyba waxay ku caan bexeen afka waxaa laga sheegayo iyo caloosha waxa yaalo in aan isku si ahayn oo musuqmaasuq iyo Rer hebel iyo lacagaha oo la arkin ugu Danbeyntiina la maqlayo Dowlada intaas malyuun ayaa ku maqan iyo wasaarad heblaay kuli isku soo wada Duub soomaaliya masuulkeeda ugu sareeya waa adiga sida aad wax u dhaqdid ayeyna Noqoneysaa Taariqdana ma Hurudo oo waxbey qoreysaa

Comments are closed.