Dhegeyso: Alshabab oo Maanta Darees Ciidan Gudoonsiiyey Odayaal kasoo jeeda Degmada Jilib

0
138

alshababAl Shabaab ayaa maanta Odayaal Dhaqameed ku gudoonsiiyey darees ciidan munaasabad ey ku qabteen degmada Jilib.

Gudoomiyaha Al Shabaab ee Gobollada Jubbooyinka Shiikh C/raxmaan Xudeyfi oo ka hadlayey Munaasabadaasi oo ka dhacday degmada Jilib ee Gobolka Jubada Dhexe ayaa tilmaamay in odayaashaasi ay darees ciidan nuuca Tuutaha Meliteriga qaataan ay ku abaal mariyeen.

Ilaa Sideed Oday Dhaqameed oo beelaha degga Jubbooyinka sida ay Al Shabaab sheegeen ayaa tilmaamay inay Dareeskaan ay u hadyeeyeen si ay dagaalka ugu sii taageeraan.

 

alshabab

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada

 

alshabab mobil

 

Daafeet.Com