Dhegeyso: Reysulwasaraha oo Maamulka Degmada Qoryooley u sheegey iney u bahan yihiin Ciidan Boliis ah

0
158

cabdi weli shR/wasaare C/weli Shiikh Axmed Maxamed oo shalay socdaal ku tagey magaalada Qoryooleey ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxa kulan uu la qaatay Bulshada degmadaasi ku dhaqan.

Waxa uu Dr C/weli sheegay inay Boolis Nabada suga ay geyn doonaan Qoryooleey maadama Dadka halkaasi deggan uu sheegay inay baahida ugu weyn ay qabaan ay tahay Boolis Amniga Suga.

 

cabdi weli

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

cabdi weli mobil
Daafeet.Com