Maamulka Degmada Qoryoolay ee Gobolka Sh.Hoose ayaa faahfaahin ka bixiyay kulamadii Ra’isulwasaaraha Xukumada Soomaaliya uu la qaatay bulshada ku nool Degmadaasi.
Xoghayaha Maamulka Qoryoolay, Aadan Dhageey waxa uu sheegay In Ra’sulwasaraha uu balan qaaday taageeradi Maamulka degmada.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com