Gudoomiyaha Maamulka Magaalada Marka Maxamed Cusmaan Yariisoow ayaa waxa uu ka 24 saac u qabtey gudoomiyaha shalanbood in uu kaga boxo shalanbood hadii kalana uu la kulmi doono wuxuu muteysto.
Gudoomiye Yariisoow ayaa sheegay inay kaga dacwoodeen gudoomiyaha Shalaanbood madaxda ugu sareysa Gobolka Shabellaha iyo Madaxda dawlada Somaliya isagoo ku hanjabay hadii wax laga qaban waayo inay iska dhicin doonaan.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada
Daafeet.Com