Gudoomiyaha Deegaanka Shalaanbood Nuur Cusmaan Raage ayaa ka jawaabay Eedeyn uga Timid Gudoomiyaha Maamulka Magaalada Marka Maxamed Cusmaan Yariisoow.
Gudoomiyaha Shalaanbood Nuur Raage ayaa sheegay inaysan jirin Maleeshiyaad uu wato inay dagaal ka abaabulayaan deegaankaasi, wuxuuna intaas raaciyey in maamulkiisa ey magacaabeen dowlada alah u naxariistee C/llahi Yusuf.
Halklan hoose kaga dhegeyso Mobilkada
Daafeet.Com