Wasiir ku xigeenka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga iyo jaaliyadaha dibada dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya Axmed Osman Duuble ayaa shaley gelinkii dambe kula kula qaatey dalka ingiriiska Odayaasha waxgaradka koofur galbeed ee ku dhaqan magalada london.
Wasiir ku xigeenka ayaa ka warbixiyey safarkii uu dhawaan kaga soo laabtey gudaha dalka somaliya isagoo in mudo ahba ku sugnaa caasimada koonfur galbeed somaliya ee baydhabao.
Axmed ayaa dadki kasoo qeyb galeyn kulankan u sheegey in loo bahan yahay waqabadkooda iyo sidii la isugu xiri lahaa jaaliyada dibada iyo kuwa gudaha si uma looga samata bixiyo dhibaatooyinka aan dhamaadjka laheyd ee kasoo gaarey 22 sano ee uu dalka dagalka ka jirey.
Waxaa kaloo ey isla soo qaadeen sidii loo xoojin lahaa xiriirda dowlada ingiriiska iyo dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya.
Daafeet.Com


