Daawo Sawirka uu Amiin Camir ka sameeyey Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Barlamanka waxa kala heysta

0
177

Amin_AmirFarshaxanka weyn ee amiin camir oo aalaba ka hadla halka ey mareyso siyaasada guud ee dalka ayaa sawirkan waxaa uu ku cabirayaa qilaafka soo kala dhex galey Madaxweyne xasan Sheekh iyo Xildhibanada Barlamanka  kaasoo sii xoogeysanaya beryahan dambe.

xasan sh

Daafeet.Com