Madaxweyne dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya Madoobe Nuunow Maxamed oo soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay ujeedka uu u yimid magaalada Muqdisho waxa uuna sheegay ay u wacday dowladda dhexe iyo Qaramada Madoobe.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada
Daafeet.Com