Daawo…Qoryooleey Shalay iyo Maanta!

1
342

 

kok

 

 

 

 

 

 

Degmada Qoryooleey waxa ay ka mid tahay Sideeda degmo ee uu ka kooban yahay gobolka Shabellaha hoose waxayna u jirtaa caasimada magaalada Muqdisho ilaa 60M amaba 100Km sidoo kale ayaa waxay u jirtaa caasimada gobolka magaalada Marka 22M amaba 35KM dhulkuna waa dhul Dhoobeey ah oo ku wanaagsan tacabka Beeraha waana la beertaa oo Qoryooleey waxay ka mid tahay meelaha ugu badan ee wadanka Soomaaliya ee leh waxsoosaar beero iyo Xoolo.

Dadka reer Qoryooleey oo u badan dad nabadeed ayaa waxay marwalba dhib kala kulmaad kooxo u taagan dhibaataynta dadka nabada jecel taasi oo keentay in dadka barwaaqada aan soo sheegnay ku noolaa maanta ay Muqdisho xeryo ku yaalo ay ku oodan yihiin oo lagu quudinayo.
Hadaba Akhristow ila Daawo Qoryooleey shalay kolkii ay xukumayeen nimanka loogu yeero nabad-diidka(Shabaab)iyo maanta oo ay joogaan Maleeshiyaadka beelaha looguna yeero Ciidanka Dowlada fedraaka…Keebaa dadka iyo dalkaba u roonaa?ka jawaab su’aashan kolka aad aragto xaqiiqda.Maanta iyo

Maleeshiyaadka Beelaha

q4q3

 

 

 

 

 

q4

q6

 

 

 

 

 

 

q1

q4

 

 

 

 

 

 

 

Shalay waqtigii Xarakada Shjabaab
q21q23
q12q13q15q11q18q16q25q22
q24

q14

 

 

 

1 COMMENT

  1. Dadkan xalaal quudatada ah, ee dhulkooda tabcada, isla markaasna ah dad nabadda jecel.
    Hadaan reer qoryooley duulaanka iyo dulmiga laga dayn waa inay beesha caalamka u dacwoodaan aniguna diyaar baan u ahay inaan taageero ummadan dulman.

    Wa Billaahi Towfiiq.

Comments are closed.