Ka dib Papaya Party markuu arkay Xaqnimada Shacabka ku nool lixdaas gobol in ay ayahooda ka tashtaan. markii uu daraaseeyay xaqiijiyayna rabittaanka Shacabka ku dhaqan Lixda Gobol ee Koonfur Galbeed Somaliya. Papaya Party markii uu arkay shacuurta Shacabka ku nool Lixda Gobol in ay yihiin walaalo ehel ah oo aan sina u kala bixi Karin una kala maarmin.
Ayaa Papaya Party wuxuu soo saaray Bayaannkan Taageerida ah ee uu ku Taageeraayo dhisida Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya. Maamulkaas oo ay hoos tagaan, Lix Gobol oo kala ah, Bay, Bakool, Gedo Jubada dhexe, Shabeelaha Hoose iyo Jubada Hoose.
Papaya Party, wuxuu Tageerayaa, dhismaha Maamulka Lixda Gobol ee Koonfur Galbeed Somaliya.
Sidoo kale waxaan leenahay, Qaadunka Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Mr. Madoobe Nuunoow, garabkaada Alle ha galo hana kugu ceeb asturo xilkaas culus ee aad dusha u ritatay. Ogaada waxaa tihiin Qaadunyo balan qaaday in ay u Qaadumaan, dhamaan Shacabka Somaliyeed gaar ahaan, Shacabka Lixda Gobol ee Koonfur Galbeed Somaliya.
Sidaas darteed Papaya Party, wuxuu si kalsooni leh u aqoonsan yahay dhismaha iyo Maamulka israaca lixda Gobol ee Koonfur, Galbeed, Somaliya.
Mahadsanidiin
wada shaqayn wanaagsan.
Gudoomiyaha Papaya Party
Mohamed Sheikh Omar
New York, USA
world100peace@live.com
Umad-weliba aayaheeda iney ka tashato iyadaa-leh
Umada Koonfur Galbeedna wa tashatay
Umada Sh. Hoose wa tashatay,Reer Juba wa tasshteen, walaalaha weey isku darsameen. Marka qof waliba ha aado gobolki oo ka yamid qaasatan kuwa damaca badan ee ka yimid Gobolada Dhexe ha ogaaden cayaarti wa dhamaati.
Xisbigan magaciisa aaba ideeqay.
Waa run lixda gobol israacooda waa Somali oo dhan oo israacdey.
Asallaamu aliayekum. After sallaam walaalow waxaan kuwayedina adigu ama shakhsiga sojeediyey 6 gobol oo layidhado konfurgalabeed Somalia ma dabuu shiday mise dad walaalo ah ayuu raadinaya? midakale Somalinimadii ayaa jarkadhacayesa ama sii dhumayesa ee adigu ama idinku koonfu galabeedada raadinayesan maxaye tahay? Dabkii damayey ayaad xaabada iskuraaciy owmahan? Hadasanid
Muhamed, walaaloow hadii umad ay ayahooda ka tashtaan ma Somali ayaa jar ka dhaceeysa? Kuwa Somalinimada jar ka tuuraayo waa Putland, Somaliland & kuwa hada Juba isku sheegaayo. Kuwaas wax haloo sheego. Maamulka Konfur Gelbeed Somaliya waa isu keene Somali.
Comments are closed.