Madaxweyne ku xigeenka Dowlad goboleedka KoonfurGalbeed Soomaaliya Maxamuud Sayid Aadan oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Wadajirradio xafiiskeeda KoonfurGalbeed ayaa waxa uu ka waramay Xaalada guud ee Dowlad goboleedka KoonfurGalbeed iyo waxqabadkii mudadii labada bilood ahayd ee ay jireen iyo weliba waxa u qorshaysan mustaqbalka dhow iyo kan dheer .
Wareysiga waxaa inoo qaaday madaxa xafiiska Wadajirradio ee KoonfurGalbeed Soomaaliya Axmed Cumar Saalixi.
Su’aasha ugu horaysay ee wariyaheenu hordhigay Madaxweyne ku xigeenku ayaa waxay ahayd bal inuu war inaga siiyo halkay wax marinayaan doorashadoodii ka dib waxana uu ku jawaabayMaxamuud sayid Adan