Daawo :- Hogaamiyaha beelaha Reer Gooleedka oo digniin u direy Xukuumada Federalka iyo Hogamiyaha Raskambooni

0
80

ing yarowHogaamiyaha beelaha reer goleedka ee dega gobolka Jubada hoose Ing Yarow Sharif Adam  ayaa isaga oo la hadlaya telefishinka Universal waxaa uu digniin xoog leh u direy xukuumada federalka iyo hogaamiyaha Raskambooni Axmed Madoobe waxaana uu u sheegey in iney ka waantoobaan barakicinta iyo gudmaadka lagu hayo dadka asalka u leh deegaanka.

Bal nala daawada Hadalkii Ing Yarow Shariif

 

Daafeet.Com