Daawo sawirada:- Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo maanta Ciidan hor leh Tababar u furey

3
59

Baydhabo CiidanMas’uuliyiinta dowlad goboleedka Koonfur-galbeed somaliya iyo guddoomiye ku xigeenka golaha guurtada, Ugaas Maxamuud Ugaas Nuur ayaa maanta tababar uga furay magaalada Baydhabo boqolaal askari, iyagoo ugu baaqay ganacsatada iyo jaaliyadaha dibadda inay garab-istaagaan maamulka Koonfur-galbeed.

Wasirka arrimaha gudaha iyo amniga maamul Koonfur-galbeed ee lixda gobal ka kooban, C/fataax Ibraahim Geeseey ayaa sheeegay in ciidamadan ay ka mid yihiin kuwa maamulka lana siin doono lacag ku filan. Isagoo seegay in ciidamada ay yihiin daraawiishta maamulka Koonfur-galbeed.

cadan bay 1 (1)

cadan bay 1 (2)

cidan bay 3

cidan bay 4

cidan bay2

Baydhabo Ciidan

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. WAA GUUL
    WAA GUUL
    K/GALBEED HA’NOOLAATO.
    INSHAA’ALAAHU.
    Geedka xuriyada biyihiisa waa dhiiga nafta
    Waxaan diyaar u nahay in nafteena iyo maalkeena u hurno K/GALBEED
    Waxaan ku daba feelsannahay
    Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga
    Ahna
    Abaan duulha ciidanka daraawiishta koofur galbeed soomaaliya
    HARGAANTH:- CABDI FATAAX IBRAAHIM GEESEEYC CIMRI DHEER ALLA HA’SIIYO AAMIIN ALLAHAYOW.
    [Intaadsara u qaadaan saanta laba labeysaan salaan ha’loo diro waa sareeyaheena sama wadaagu]
    (DHULKAAN MADOW
    DHAXALKII ABKEEY
    MAXAA LEYGU DHEELINAAYEE
    DHEG XUMO JEEDOO DHIMASHAA KAROON
    DHULKIINA U DHIIG LAHAADA

  2. Waa farxad iyo tilaabo wanaag san oo hore looqaadey ee waxaan leenahay hambaliyo madaxda iyo
    shacacabka reer konfur gabeed

Comments are closed.