Dhageyso: Wareysi Aan La Yeelanay Gudoomiyaha Degmada Afgooye C/laahi Cabdi Iiday

0
53

cabdulahi-ideeyWaxaa khadka talefanka kula xiriirnay Gudoomiyaha Degmada Afgooye C/laahi Cabdi Axmed Iiday oo aan ka wareysanay xilka qaadistii dhawaan lagu sameeyay.

Gudoomiye C/laahi Iiday ayaa sheegay in xilka qaadistii lagu sameeyay ay tahay mid aan sharciga waa faqsanayn.

Halka Hoose Ka Dhageyso Wareysiga Aan La Yeelanay Gudoomiyaha.

Ku Dhageyso Mobelkaaga.

Ku Dhageyso Mobelkaaga.