Daawo:- Odayaasha Degmada afgooye oo ku baaqey in la iska dhiciyo kooxaha boobka ka wada degmada afgooye

3
31

afgoyeOdayaal kasoo jeeda degmada afgooye ayaa ugu baaqey shacabka degmada afgooye in ey iska dhiciyaan dadka kasoo guurey deegaanadoona una soo guurey degmada afgooye si ey xoog ugu heystaan shacabka.

Odayaasha ayaa sheegey in mudo ahba in degmadaas lagu hayey dulmi aan dhamaad laheyd taasoo keentey in shacabka guryahoodii iyo beerahooda xoog looga qaato.

Odayaashan ayaa sheegey in shacabka laga doonaya in ey u klacaan xuquuqdooda iska celiyaan dadkaa dulmiga isku soo wakiishey ee kasoo kicitamey gobolada dhexe see dalka somaliya.

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. Maansha Allah Illahayow Afka ha ka qabaniin Geledi Gobanimo waa uu dhalasho. Boqortoyo Soamaliya nimanki ugu horeyeey ay ahayeey e Gunimo ha qadaniina Allah garabkina ha galo, Aminnnnnnnnnnnnn.

  2. Suldaanka warka waa bilaabay waana dhameeyey.

    Waxa nasiib daro ah in qaadacul dariiiqii dhimasho ogolaado kii xaqa ku taagnaana geerida diido.

Comments are closed.