Daawo Sawirrada: Wasiirada Cusub ee Koonfur Galbeed oo Maanta La Dhaariyay

0
61

111In kabadan toban Wasiir oo ka mid ah  dowlad goboleedka cusub ee Koonfur Galbeed ayaa maanta la dhaariyay,  iyadoo wasiirka kalena ka maqnaayeen.

Munaasabada Dhaarinta ayaa waxaa ka qaybgalay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Koonfur Galbeed iyo qaar kamid ah Gollaha Guurtida.

Dhaarinta kadib ayaa Madaxweyne Madoobe Nuunow Maxamed oo goobta ka hadlay waxa uu sheegay in maanta uu ka dagay culeys weyn maadaama uu soo magacaabay Gollaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed lana dhaariyayay.

Dowlada Cusub ee Madaxweyne Madoobe Nuunow ayaa haatan waxaa u taala howl adag taasi oo ay ka midtahay sameynta maamulada Gobolada iyo Degmooyinka iyo dhisida Ciidanka Koonfur Galbeed.

2

11

101

12

111

Daafeet.Com