Dhegayso..Afgooye oo ay beelaha Hawiye ku hardamayaan

9
56

afka

 

 

 

 

 

 

Degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka jiray hardan Siyaasadeed,mid Ciidan iyo weliba mid damac Dhaqaale uu hogaaminayo,Hardanadan oo ahaa kuwo muido soo jiitamayay ayaa waxa uu u dhexeeyaa Beelaha ugu tunka weyn beelaha Hawiye kuwaasi oo aad  arkayso  inay ku tartamayaan dulmi cad oo aan geed loogu soo gaban maadaama ayan waxba ku lahayn deegaanka ay ku tartamayaan ee Afgooye.

Hadaba hardanka loogu jiro Afgooye ayaa sidoo kale waxa uu qaybiyay dadkii deegaan oo aad arkayso inay qayb ka yihiin dhibaatada dadkooda iyo dalkooda lagu gumaadayo.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

9 COMMENTS

  1. War nimanyoow wan idin salaamey e dadkaan iibsanaaya dhulkooda iyo dadkooda markoodi horoba ayagaa la gumeysan jirey waana weligod ay Laciif ahqayen haffana ayagaa hawiyaha iyo hawarta usoo horseedaaya si ay ugu fufudeeyaan gowolka intisa kale wabilaahi towfiiq

  2. ciidan dowlad ma jiraan waa ciidan qabiil oo dharki dowlada lo so geliyey, dadka deganka waa iney isku duubnaadan kana hortagaan ciidankan hawiye ee doonaya inay weligood gumeystaan shacabka soomaliyeed..

  3. Baar ismaaciil iyo afgooye badankiis maxaa elaay ka quseeya waa dhul hawiyee oo wacdaan cismaane war waxisku fala qurunyahay hawiye nacayb wax uga qaadimeysaane

    • war hoogto baar cismaacii iyo af gooye labaduba dhul hawiye maahan, hawiye hungurigaan idin wado walee meel xun buu idin dhigi doonaa walee adinka hunguriun baad u dhamaaneysaan taasi ogaada

  4. Digil iyo mirifle siyaasad wali waa ka dhacsantiin waayo somalida waxay tiraada miro guntigaa ku jiro kuwa geedsaran loma tuuro dulucda hadan uga sii dago jububoyinka iyo Gedo Degmooyinkooda miyaan wax ku leenahay xitaa gudomiye ku xigeyn jawaabta waa maya marka meesha hada gacanteyna ku jirto waa bay iyo bakool iyo shabeele hoose marka taas aan u tashano waxa u jeeda shabeele hoose gacanta ka bixi rabto oo cabduqadir sidii uu dalaal ka yahay aniga ma ahi qof sakiin tageesan lkn waxaa qabaa odayaasha guurtida digil iyo mirifle ilna daarood haku fiiriyan midna hawiye siiba hawiye waa mooryanta ugu wayn maanta raba dhulka anaga 90% degno

    • hadii adiga aad taageersan tahay sadex gobol sxb anaga hadaan nahay digl iyo mirifle ahaan qoriga yaga biyo kadaadan maayo waana lais arki doonaa faanoole fari kamaqodna

  5. Website kaan dad ka soo qora cudur hawiye ayaa ku dhacay waryaa miskiin inta aan jiray waxbaan ku taraayay dhulkii hawiye ayaan teendhooyin kaaga dhisay oo nolol kuu sameeyay xitaa saabuun ayaan kuu qeeybiyay oo aan ku baray in qubeeysku wanaagsan yahay abaal laawe

    • walee ruux iska hadlo waad ahayd hawiye hadaad tihiin wax mataine wadankaas adinkaa dumiyay wax inaad dumisaan maahee waxba madhistaan adinkaana wadankaas kadagi layahay waxna cidaad utarteen majiree iska aamus hawiye taariikhda waa iin qoreysaaye magac xumo iyo musiibaa iiinbaxdaye

Comments are closed.