Dhegayso…Ciidamada Axmed Madoobe oo derajo lagu siiyo gumaadka shacabka Kismaayo

1
53

maddddMaxamed Cabdi Odowaa oo ka mid ah saraakiisha uu hogaamiye Bare Hiiraale ee ka soo horjeeda maamulka Axmed Madoobe oo la soo xiriiray idaacada Wadajir ayaa wuxuu ka hadlay xaalada Jubooyinka iyo dhibaatooyin uu sheegay in ciidamada Axmed Madoobe ay ku haayaan dadka rayidka ah.

Ugu horayna waxaan waydiinay Maxamed Cabi Odowaa waxa uu noola soo xariiray.

Waxa uu ku jawaabayMaxamed Cabdi odowaa

1 COMMENT

  1. ONLF Juboyinka insha ALlah kabop la’aan ayeey uga bixi donaan dhul ninki uu dhashtey ayaa uu dambeyn doono, dhulka ay qeyb ka degan yihiin waa kilka 5 intey gori gori goor tahay iney noqdaan aya dani ugu kirta.

Comments are closed.