Dhegayso..Ciidamada Dowlada iyo AMISOM oo bililiqo xoogan ku haya Qoryoolay

0
55

shaamo

 

 

 

 

Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Reer Afrika ee ku howlgala AMISOM ayaa waxa lagu eedaynayaa inay Bililiqo xoog leh ay ka wadaan guryaha shacabka,Xarumaha dowlada,Suuqyada iyo Bakhaarada magaalada Qoryooleey ee gobolka Shabeelaha hoose oo ay gacan ku haynteeda kala wareegeen Xarakada Shabaab.

Arimahaas iyo arimaha ka taagan gobolka ee ay amni daradu ugu horayso ayaa waxaan ka waraysanay gudoomiyihii hore ee degmada Qoryooleey Cabdiraxmaan Shaam.

Waxaan weydiinay sida uu xaalka Qoryoolay haatan yahay maadaama maamulkeeda ay haatan la wareegeen Huwanta?

Waxa uu ku jawaabayUnknown Album