Madaxweynaha Dowlada federalka somaliya oo maanta tegey magalada baydhaba si uu ula kulmo Maamulka Koonfur galbeed somaliya ee 6da Gobolka

1
30

xasanWafdi uu horkacayo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maaanta gaaaray Magaalada Beydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.

Madaxweynaha ayaa safarkiisa waxaa ku wehliya Wasiiro,Wasiiro kuxigeen, iyo Xildhibaano waxan uuna mudo ku sugnaa garoonka Magaalada Beydhabo ka dib markii ay dhaceen banaanbaxyo looga soo horjeedo imaanshihiisa beydhabo.

Madaxweynaha ayaa kulan la leh hogaamiyaasha maamulka Lixda Gobol ee Dhawaan looga dhawaaqay Magaalada Beydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.

Safarka Madaxweynaha ayaa ah mid la xiriira u kuur gelida xaalada guud ee magaalada iyo sidii xal loogu heli lahaa khilaafka siyaasadeed ee ka jira xukuumda federaalka iyo maamulka koonfur galbeed ee lexda gobol Bay,Bakool, Gedo, Jubada Hoose, Jubada Dhexe iyo shabeelaha hoose.

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. buule hadaad rabtid in saan wax kugu socaadaan mafiyoowiid caafimaad allh hakuu keeno hadaad dhax dhaxaad aadan u ahayn umada somaliyeed allh haku duleeyo aaqiro aduuyo adiyo inta kulamidka ah. shacabka soamliyeed waxay xaq uleeyihiin inay xaqooda u doodaan maa waxaad leedidiin xaq kuma lihiidii dhulka aritu saas bay umuuqataa sasabtoo ah dad hadi loo ogolaadey gobol barkiis dadna loo diidanyahay 6 gobol. loohay loohay intee kuu jilacsan waaye reer k.g/s waa inay iska dhicyaan dadka raba inay kadhaadhiciyaan kutiri kuteen ku abuuraan

Comments are closed.