Daawo:- Taalo maanta loo dhagax dhigey wiilkii yaraa ey ey dileen ilaaladii shariifka iyo odayaashii sida wuxush nimada loogu diley meel aan ka fogeyn degmada buur hakaba

0
58

geseyMadaxweynaha  dowlad goboleedka koonfur galbeedMudane Madoobe Nuunow Maxamed  iyo madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya Mudan Maxamuud siyid Adan iyo xubnaha wasiirada ayaa maanta dhagax dhig taalo u sameeyey odayaashii sida gardada loogu diley degmada buurhakaba iyo wiilkii yaraa ee ey dileen qaar ka mid ah ciidamadii ilaalada u ahaa shariif sakiin .

Daafeet.Com