Xusuusin:- Ogeysiis Dhamaan jaaliyada koonfur galbeed somaliya

0
74

ogaysiisGuud ahaan jaaliyadda Koonfur galbeed Soomaaliya ee dalka Canada waxaa lagu waregelinayaa inay dhacayso xafladda taageerida dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Maanta ah Sabtida Taariduna tahay march 29/2014 saacadu markey tahay 18:00pm.

xaflada

 

Daafeet.Com