Dhegeyso: Odayaasha Gobolka shabeelaha Hoose oo laga been sheegey

6
49

Marka 1Qolooyin sheegey in ey yihiin aqoonyahnada gobolka shabeelaha hoose ayaan maanta waxaa ey shir ku yeesheen magalada muqdisho ayagoo halkaasi kaga hadley go,aankii ey gaareen odey dhaqameedyada d igil iyo mirifle iyo siyaasiyoontooda oo aha in la sameeyo maamul goboleed ka kooban 6 gobol.

Aqoonyahnada ayaa waxaa ey sheegeen in shirka eysan ka qeyb galin cid kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose taasoo aad uga fog xaqiiqda sida aan la socono shikaasi waxaa ku sugnaa dhamaan suldanada digil ee kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose.

Mid kamid ah Aqoonyahanada gobalka shabellha Hoose oo Warbaahinta la hadlay ayaa shegay in Dowlada Federaalka loga Bahaanyahay in cadaalada Mar walba ay ka shaqayso isla Markaasna ay ilaaliso Dastuurka Dalka.

Si kastaba arintu ha ahaatee gobolka shabeelaha hose ayaad waxaad moodaa in uu noqonayo gobol cid walba sheegata ayadoo dadkii lahaa ey weli hurdaan xiliga ay dantooda u istaagi lahaayeena la is weydinaayo.

Sida eynu ognahay gobolka shabeelaha hoose waxaa kusoo socda carqalado badan oo loo baahan yahay in hada laga hor tago inta goori goor tahay waxaa kaloo magalada muqdisho sanadanahba ka guuxayey kooxo abaabulaya Banaadir State oo ayaga raba iney ku darsadaan gobolka shabeelaha hoose ayagoo ey kala shaqeynayaan calooshood u shaqeystayaan kasoo jeeda deegaanka.

 

shabelaha hose

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

shabelaha hose Mobil
Daafeet.Com

6 COMMENTS

  1. ninkaan kuwaashey hadaadn nahay deegaanka muu is cadeeyo uu yiraahdo meeshaas ayaaan kadeganahay shebeelaha hoose kan oo kale waa daciif daba dhilif ah oo weliba nacas ah waxaas meearan ayaa kudhex jira qowmiyada digil iyo mirife maba oga dadkii 22ka sano dhibka ku haayey iyo kuwii ka horeeyey ee magaca dowladnimo dadka deegaanka kuboobayey iyagoo ah qabiilo markaa illaah haku garansiiyo runta howshaan way dhaqaaqdey cid loo joojinayo majirto waxaan kaloo lahadlayaa qaasataan beesha digil way hurdaan hurdada haka toosan xitaa ha hadlaan kuwa aad soo dhoweysey ayaa raba in ay kuu hadlaan magacaana dilaan weliba iyagoo kuu arkayaa in aad tahay doqon aan waxba garaneynin kelii ku fiican in la rarto walaalayaal dantiina u istaaga oo gacmaha is qabsada idinkoo isku duuban hadii la idin arko cid idin hunguryeen karta malahan,kuwaan qel qeylinaya oo leh deegaan ayaa nahay banaanka ayey ku soo dhacayaan,alle cabsigaa ayey waxay moodeen in aadan waxba iska dhicin karin kuwaan waa kuwa ka fog islaanimo iyagii shali kudhacayey oo ku boobayey ayey rabaan maanta gohol in kula soo fadhiistaan taasna ma ahan wax dhici kara ee halaga digtiinaado waana iga dar daaran

  2. wa arin layab leh in ay hadlan dad an u dhalanin deganka dadki lahana hurdayan maxa idiku dhacay digilow damir lan ma idin haysa mad kacdin dadka markay hadlayan xita mad u jawabtin mad qadatin qorigini mise sas bad ku qanacsintihin wa yab qof an degnayn gobolka ba hadlaya ki degnana wu iska hurdaya

  3. waa kuwa tuuga ah oo sheeganaya shabelada hoose, odayasha runta ah wey ka qeybgaleen shirka baydhabo ka socda mana dhici karto in koox ka timid guriyaceel ay ka taliyaan dhulkeena..dowlad ayaa jirta ba lagu leeyahay wana tan abaabusho dagalada iyo xumaanta ka socota gobolka sh-hoose..

  4. Horta anagu dhaxdeena sifiican aan isu lafa gurno waxaan wa lagu talagaley in aan qilafka dhaxdeena inta aan xalineyno in waqtigaa mashquulka nahay nalga dhax fa ideysto anagu kormaa wax isku tosina guwa hada hadlaya oo leh anagu waxaan degnaa bay iyo bakool banaair warbaahinta daafed ha ino cadeysomaxey yihiin kuwaane ma fahmin ula jedkood ma dad waxooda ay cadyihiin o wax tabanaya ama dhulbob anagu jiljilaca naga daaya
    Shabelaha dhexe halaga hadlo horta iyo banaadir taas hasoo lafa guraan ka dib ayan isaga imaneyna wixii kalo dhiman ee mundulood iyo hiraaab maxa ka galey shabelaha hoose war fartey qoraan baan la qoreyna aderayaal dheel dheel dhamatey horta qodobka ah 18 kobol wa in dib u eegis lagu sameyaa juqrafiga ay is badalayo hadi shabelaha hoose lagu daro bay bakool kulaha mr moroka mid magaciisa ku shegey adeer marki alta juba iyo basa juba laka goyn jirey taas juqrafikalka wax kama badalin miyaa tan kale shabeelaha hoose markii dadkale kasoo gali jirey ee raali loga ahaa ma isbadalin yaah war digil iyo miriflow iyo wixii daganka asal ahaan u lahaa waa in ey isku tashtaan hawiye iyo daarod waa in aan isaga dhicinaa shanta farood iyo calaacasha nabad la tuuk tuugey nabad ma ahan jaliyaal hadad rabtaan in farta la noogu yeero hadaba aan cadeyno iyo hadii aan dhulkeenu aanu soo ceshanu wasalamu caleykum

  5. walaalyaal-waan idiin salaamey walaalaheyga-digil-iyo mirifle-maanta waxaa loo baahan yahay in nimankaan ka soo qaxey gobolada fog fog oo raba in dhulka umada digil-iyo mirifle ay rabaan iney been ku nooladaan ee waaxn u sheegeynaa reer-koraad dulkiina u laabta umada digil-iyo mirifle maanta dhulkooda wey u is taageen dagaal-qabow-ssoo-qaada ama mid cad umadani wax walbao diyaar ayey u tahay dagaal-iyo nabadba ee ogoow reer koraadoow…

Comments are closed.