Dhegeyso:- Qaar ka mid ah Xildhibanada Digil iyo Mirifle oo kasoo horjeestey Mowqifka Odayaasha

6
35

baydhaboXili Odayaasha dhaqanka Digil iyo Mirifle ay siyaasiyiintooda ugu yeereen in si deg deg ah kaga soo baxaan Dowlada ayna ku tagaan Baydhabo ayaa arintaas waxaa walaac ka hadley qaar kamid ah xildhibaanada deegaanadaas kasoo jeeda.

Xildhibaan Yacquub Cali Aadan oo kamid ah mudanayasha barlamaanka ee kasoo jeeda beelaha Digil iyo Mirifle ayaa sheegay inuusan umalaynayn in siyaasiyiinta gobolladaas kasoo jeeda ay qaadan karaan go’aanka odayaashooda.

“Waa arin adag in xariirka loo jaro dowlada Soomaaliya, anaga Muqdisho ayaan joognaa, cid kasta oo halkaas ka timidna waa ku adkaan doontaa in baaqaas ay yeesho” ayuu sheegay Xildhibaanka.

 

Yacquub

 
Daafeet.Com

6 COMMENTS

  1. Caada quute wlhi wax kale kama baqayso gunada yar e ad qadato, wlhi xilmadhibankan iyo 2 kalo xilmadhiban waxay wada deganyihin guri ka koban 4 qol, war isku xishow miyadan damir lahayn, ma waxad ku qanacsantahay in dhulkagi si sahal lagu qato, wa maxay xalka ad hayso o an ahayn kan odayaasha,
    naclatulaahi calayka

  2. war daafeed ilaahey kabaqa oo dowlada qaska iyo dacaayada oo jootada aad kuheysan joojiya taageerada aad shabaab ufidisiina joojiya ileen waqtigii dowlad laishortagi jirey marhora lagagudbay odiyaasha d/milif waalayaqana waa kuwa ugunawada jecel waa kuwa ugufiican odayasha kale ee dadka halugo gooynina idinka iyo baydhabo news

  3. waxan la yabanahay ninka la wareysanaya ma wuxu matalaa oo kaliya shacabka reer baydhaba DIGIL IYO MIRIFLE ma baidoa kaliya ayay degaan, aniga waxan dhihi lahaa wariyaha wax wareysanaya marka hore isaga ha isa soo saxo, dhagahena aad ayay uga bateen bay iyo bakool cida usababta ahna wan kan wareysanaya oo miiran

  4. War wariyasha waa in ay uslubta hagajiyan waa in ay cidwalba ay warkaqadin wllhi waxa ldilayo ayee qaban wariyasha waxan kaloleyahay xilban yacqub war isku xishow xilka ad heso yaa kudhibay ma adaaa isa siiyay ama odayasha ayaa kusiyay?war xiligan waydhamatay xiligi xiliban warkisa an qadan lahebn dhulkena ayaa laxogay xabad ayan kusodhacsanenaa ee afkada nagaxero hadii ad wax hel ad noqabanenin xisabtana wu kusugayaa?marki xaqena an socelino

  5. ninkaan cml iyo waxkasii daran dartoodaa umadaan magacooda dhulka ugalay ilaahow kan cml wixii eh naga qabo

  6. ASc ninka la yiraahdo yacquub runtii wa qaldan tahay Somali aya wakiil ka nahay markad leedahay somalia maa waliil nimadada u bahan ninyow yaa ku dhoho dadkaaga dhinac ka raac tolkaaga iyo kabtaada lagama dhex baxo ku tusale qaado sida tarsan iyo ina guurey ay ugu mudaharadayan hadalkii kaso yeeray Odayaasha ku doortay misna ku tusaale qaado Xiliban Xidig iy xil. Gaandi sida ay dadkooda ugu hiilan yihiin kismayo ayagoo logu yeerin ayee adeen ku tusale qaado siday u kala dab qaadanayan Daarood kaso bilow putland Garisa Kilinka ethiopiya xitaa waad aragtay ina cabdirshiid oo an kismayo wax ka galin ayaa aday oo mamulka wax ka buush gareynayo.

    Waa nasiib xumo inad ku aqli noqoto wax yar oo jeebka lagu gal iyo inad wali u noqoto ninan ka dhalan misna dantiisa qabsanayo tolkiisana u adeegayo.

    Daciif nimada iska daa dowlad kama jirto dalka dhulboob aya ka jira ee dhulkaaga difaaco koley qof dhiig leh ma tihiin adiga iyo Fiqi ha cabsan dadkaaga aya ku garab taagan hadad qolo kale duli u noqotaana waxaa DM meel kasto ay jogana ku balan ah iney mowqif niga qaatan.
    markas arka ninan dadkiisa rabin iney dad kale raban iyo in kale

Comments are closed.