Dowlada Federalka oo jawaab ka bixisey Go,aankii Odayasha Digil iyo Mirifle

3
70

Inj YariisowDowlada Soomaaliya ayaa waxay jawaab ka bixisay Dibadbaxyo looga soo horjeedo oo shalay ka dhacay magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay, iyo go’aan ay sheegeen odayaasha Digil iyo Mirifle  iyo Maamulka Gobolkaas inay ka qaateen dowlada Soomaaliya.

Engineer: C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow, afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in heshiiska Adis-Ababa qodob ka mid ah uu dhigayo in shir dib u heshiisiin ah oo loo qabto beelaha Dega gobolada Jubbooyinka , kaas oo ka dhacaya Muqdisho iyadoo sida uu sheegay taasi looga golleeyahay qancinta beelaha dega Jubbooyinka iyo Gedo.

Dhinacyada wax tabanaya ayuu sheegay in looga baahan yahay inay ka qeyb galaan shirka dhawaan ka dhici doona Muqdisho ee dib u heshiisiinta ah, waxaana uu tilmaamay in loo bahan yahay wax waliba wada hadal lagu dhameeyo.

Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Engneer: C/raxmaan Cumar, Cusmaan Yariisoow Afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya wuxuu sheegay in dowlada Soomaaliya ay diyar u tahay qancinta cid waliba oo wax ka tabaneysa dowlada Soomaaliya .

 

 

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. yariisow dibuhishesiin ma,aha waxa meeshayaala waxa laqu hadlaayo waa dhul dawladda ka iibisay cid aan xaq u laheeyn kana hormarisay,dadkii deeqaanka lahaa cid shuqul kalaheyn iyada fiirsanaysa danteeda u gaar ah axmed madoode sinaba xaq umalaha in uu madax kanoqdo goboladaasi,hadii doorasho xalaalah dhacdo,oo cidkasta ku qanacsanwaxameeshaka dhacay yes laakiin qori caaradiisa maya yaa naqo xarin qabar waan ku daqaalameynaa ilaa qof d/m laqawaayo

  2. Yarisow warka sidaa udhigtay ma ahan wuu kaduwanyahay mar hadii dhulkena ogaden ad kulagorgortanten oo dhalad an ahen maxay tahay hishiska ad qabanesan wllhi anaga dagal ayaa nagaxigo dhulkina wan udhimanenaa dowlad wax ladhahayona manaqano aqonsi nima heno ee cidii dowlad ad utihin shirka kena sidasi ayan hawada kusomarinenaa ee gurgurte usheg heee kkkkk

  3. Marka hore suashu waa Ogaden Somali madegaa xiligii siyad bare Hal xilibaan make la haayeen jawaabta adigaa larbaa anaga Kenya iyo Ethiopia ayaan ku ogeyn

Comments are closed.