Dhegeyso:- Beelaha Digil iyo Mirifle oo sheegey iney dhisi doonan Mamul ka madax badan Dowlada Federalka

0
131

baydhabo 2 (2)Kadib banaanbax xoogan oo shalay ka dhacay Baydhabo ayaa waxaa soo baxayay hadalo kadhan ah DF Soomaaliya oo waxgaradka iyo masuuliyiinta beelaha Digil iyo Mirifle soo jeedinayeen.

Malaaq Cali C/raxmaan Cali Shiino oo kamid ah Odayaasha Beelaha Digil iyo Mirifle ayaa sheegay inay dhisanayaan maamul ka madaxbanaan Dowladda Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in todobaadkaan gudihiisa Magaalada Baydhabo ay ku imaanayaan Xildhibaanada iyo Wasiirada kasoo jeeda Digil iyo Mirifle kadibna lagu dhawaaqi doono maamul ka madaxbanaan Dowladda Soomaaliya.

 

malaq shine

 
Daafeet.Com