Dhegayso…Xuseen Bantu oo shaki geliyay in kooxda Axmed Madoobe la aamino karo.

0
40

xuseen bantuu

 

 

 

 

 

Wafdigii dowlada uga qaybgalay kulankii Adis-Ababa ayaa waxay maanta qado la qaateen Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud.

Kulankan oo wafdigu ay madaxweynaha warbixin ka siiyeen marxaladihii uu maray kulanka ayaa ugu danbayn madaxweynuhu faray inay kasii mira dhaliyaan go’aanadii bilowga ahaa ee ay ku soo gaareen Adis-Ababa.

Gebagebadii kulanka kadib ayaa waxaa saxaafadu ay kulanka ka waraysatay Xuseen Maxamuud Muuse (Xuseen Bantu) oo isagu ka dayriyay sii socoshasha wadahadalada bilowga ah.

Halkan ka dhegayso

Unknown Album