Monthly Archives: January, 2013

Browse our exclusive articles!

Wasiirka Difaaca oo maanta safar ugu ambabaxay dalalka Kenya iyo Ugandha

Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta safar ugu ambabaxay dalalka Kenya iyo Uganda oo uu...

Ciidamada Amisom oo lagu wareejiyey gacan ku heynta Garoonka Diyaradaha ee magalada baydhaba

Ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa lagu wareejiyay garoonka diyaaradaha ee Baydhabo, halkaasoo tan iyo bishii Febraayo ee...

Wasiirka arimaha dibada dalka Somaliya oo la kulantay wasiirka arimaha dibada dalka talyaniga

Dowladda Talyaaniga oo muddo dheer gumeysanaysay gobollada Koonfureed ee Soomaaliya ayaa shaacisay inay ka caawin doonto dowladda cusub ee Soomaaliya tababarka ciidamada iyo wax-soo-saarka. Wasiirka...

Kufsiga Ciidamada Dowladu ay ku hayaan Barakacayaasha ku jira Xeryaha Muqdisho oo gaaray heer laga yaxyaxo (Warbixin murugo xambaarsan)

 Talafishinka Al-Jazeera ee ku yaala dalka Qatar ayaa warbixin ka diyaariyay xaaladda ay ku sugan yihiin haweenka Soomaaliyeed ee degen xeryaha barakacayaasha ee magaalada...

Suldaano Maanta soo Gaaray Magalaada Baydhabo (Sawirro)

Odayaashaan oo uu horkacayay Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim ayaa maanta ka soo dagay garoonka Magaalada Baydhabo Janaay, iyadoo ay halkaasi ku soo dhoweeyeen Madaxda...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img