Dhegayso" Warka Wadajirradio Atlanta

0
86

wadWarka Wadajirradio Atlanta 1/27/2013

—–Madaxweyne Xasan shiikh Maxamuud oo ka dhawaajiyay inuu jiro xiriir u dhexeeya Al-Shabaab iyo Islaamiyiinta Maali
—-Gacan kudhiigle u baxsaday Koonfurta Suudaan oo dib maanta Muqdisho loogu soo cilayay
—-Xubno ka tirsan xukuumada Soomaaliya oo maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed
—-Kulan looga hadlaayo xaalada wariyayaasha Soomaaliyeed oo maanta ka dhacay muqdisho.
——Maamulka degmada Guriceel oo qurba joogta degmadaas ka codsaday inay ka qayb qaataan dhismaha Isbitalka degmadaasi.
—-Maamul u samaynta gobolada KoonfurGalbeed ee lixda ah oo si habsami leh Baydhabo uga socda
—–Qabanqaabada maamul u samaynta gobolada K/G oo heer gagaba ah maraya (Suldaan Xeydar Suldaan Suufi Suldaan Muunye oo ah Suldaanka BeeshaTuni ahna Suldaanka Guud ee Beelaha Digil iyo mIrifle oo iminka kuna sugan degmada Baydhabo,
—–Maxamuud Sayid Aden oo shirjaraa’id qabtay kagana hadlay howlaha maamul Goboleedyada ee ka kala soconaya Baydhabo iyo Kismaayo
—-Ahlusunada K/G oo taageetay samaynta maamul goboleedka K/G
——Boqolaal Qoys oo ah Qaxooti soomaali ah ,islamarkana deganaa Xeryaha Qaxootiga ee Dalka Kenya ayaa bilaabay in ay dib ugu sooabtaan degmooyinka Baardheere iyo Salagle
——Wafdiyo qaab beeleed u abaabulan oo isaga kala yimid Gaarisa(Kenya)Soonka5 ee Itoobiya,Garowe iyo Kismaayo oo ku shiray Boosaaso.

wadajirradio January 27 2013 part 1

wadajirradio January 27 2013 part 2