Xaaladda magaalada Baydhabo ayaanan deggeneyn kadib markii dibad-baxayaal kasoo horjeestay Qafaalashada ciidammada dowladda oo kaashanaya kuwa Itoobiya ee ka tirsan AMISOM ay u geysteen...
Kulan ay isugu yimaadeen xildhibaanada aqalka sare ee kasoo jeeda deegaanada koonfur galbeed ayaa waxaa ay marka hore tacsi u direen dhamaan dadkii ku...