warqad dacwad ah ayaa si toos ah loogu gudbiyey madaxda beesha caalamka u joogta magalada muqdisho taasoo la xiriirta dhibaatooyinka labadan maalmood ka socday...
Wararka inaga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in goor dhaw ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliya toogasho ku dileen xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Koonfur...